Daawo:Soomaliya oo Siyaasada dibada Ka gashay Safka Hore

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay shirka Dhalinyarada adduunka,oo kadhacay magaalada Sharm al-Sheikh ee dalka Masar waxaana ku waheliyey Madaxwaynaha dalka Masar iyo Madax kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.