Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Go’Aan Kasoo Saartay Halka Lagu Qabanayo Ciyaaraha Maamul-goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

30th November 2017 admin 0

Kulan Saacado Badan Qaatay Oo U Dhaxeeyey Wasaaradda ciyaaraha, Wasiirada Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa Waxaa looga arinsanayey Hadalkii Kasoo yeeray […]

No Image

Daawo:Puntland Oo Ciidan Ku Wareejisay Dowladda Somalia

30th November 2017 admin 0
qarax

Daawo:Qarax Lala Beegsaday Ciidamada Puntland & Khasaaraha Ka Dhashay

30th November 2017 admin 0

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa qarax lagula eegtay Gaari ciidana oo ka tirsan Maamulka Puntland oo maraayey mid kamid ah wadooyinka Magaalada  Boosaaso, qaraxaan ayaa sababay […]

No Image

Daawo:Raysawasaare Khayre ayaa Kormeeray Xalay Saldhigyadda Ciidamdda Xasilinta ee magaalada Muqdisho

30th November 2017 admin 0

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay kormeeray baraha ciidamada xasilinta ee caasimadda Muqdisho, Wuxuuna ku boorriyay ciidamada inay sii kordhiyaan howsha waxtarka […]

No Image

Daawo:wasiir dowlaha madaxtooyada somalia oo ka qeyb galay munaasibada laweyneynayo gu dhalashada nabiga N,N,K,H oo maanta lagu qabtay magaalada muqdisho gaar ahaan masxaf weyn oo ku yaala degmada shibis ee gobolkaan banaadir

30th November 2017 admin 0

xuskaan lagu way naynayay dhalashada binigeena maxamed waxaa ka qeyb galay xildhibaano iyo waiiro ka tirsan dawlada soomaalia iyo cumu udiinka ku dhaqan magaalada muqdisho […]

qaeax

Daawo:Gudiga Taakulaynta Dadkii Wax Ku Noqday Qaraxii Soobe Oo War Cusub Soo Saaray

30th November 2017 admin 0

Guddiga gurmadka Qaran ayaa Shir Jaraa’iid oo ay ku qabteen Magaalada Muqdisho ayeey waxay kusoo bandhigeen tirakoobka qasaarihii ka dhashay qaraxii Soobe ee 14-ki Oktober, […]

cabdulaahi

Daawo:Dhulkii qoyska Cabdulaahi Yuusuf lagu wareejiyey oo Dacwo Laga Daba Keenay

30th November 2017 admin 0
FAR

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

30th November 2017 admin 0

https://youtu.be/yoUUEs009io

No Image

Dhagesyo:Wasaarada Amniga ayaa Amaro dul dhigtay Madaxda,warbaahinta iyo Hoteelada

30th November 2017 admin 0

Wasaaradda Amniga gudaha  xukuumadda Soomaaliya ayaa ka warbixisaya amarro cusub oo ku aadan sidii loo xoojin lahaa sugidda amniga caasimadda Muqdisho iyo ka hortagga falalka […]

qarax

Qarax Qasaare Geystay oo ka Dhacay Magaalada Boosaaso iyo Rabshado Halkaas kasocda kadib markii lagu soo rogay Shacabka Puntland Canshuur labo jibaar ah

30th November 2017 admin 0

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa bambo gacmeed goordhaweyd lagu tuuray ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland oo maraayey mid kamid ah wadooyinka Magaalada  Boosaaso, Bambo Gacmeedkaa ayaa […]

Rasaas iyo taleefoono Shabaab ay ugu tageen degaanka baladul-amiin oo gacanta lagu dhigay(Sawirro).

30th November 2017 admin 0

Sida ay sheegayaan wararka ciidamo ka tirsan militiriga soomaaliya ayaa maanta baaritaano ay ka sameeyeen  degaanka baladul-amiin  waxaa ay gacanta ku dhigeen Sadax kartoon iyo […]

No Image

(Sawirro)Puntland oo Maanta 2,500 oo askari ku wareejisay Dowlada Soomaaliya.

30th November 2017 admin 0

Munaasabad maanta ka dhacay magaalada garoowe ayaa waxaa maamulka puntland uu maanta  si rasmi ah dowladda federalka Soomaaliya ugu wareejisay masuuliyadda 2,500 askari oo ka […]

No Image

Daawo:Wasiiro,Odoyaal jooga Beydhabo oo dalbaday inuu cadaalad helo Marxuum Cabaas Siraaji

30th November 2017 admin 0

Kulan ka dhacay Magaalada Baydhabo oo ay kasoo qayb galeen wasiiro,xildhibaan,siyasiyiin iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa waxay ka dalbadeen Madaxwyanaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo […]

Maraykanka oo beeniyay in dadkii lagu diley weerarkii Bariire ay ahaayeen rayid

30th November 2017 admin 0

Dowladda Maraykanka ayaa beenisay in dad rayid ah lagu diley howlgalo laga fuliyay beer ku dhow deegaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose 25kii August ee sanadkan. […]

Alshabab

Cabsi Saakay ka jirta Degaanka Ceel-cadde Ee Gobolka Hiiraan

30th November 2017 admin 0

Iyadoo Shalay ay la Wareegeen Dagaalameyaasha Al-shabaab Degaanka Ceel-Cadde Ee Gobolka Hiiraan ayaa Wararka naga soo gaaraya Degaankaas waxey sheegayaan in Saakay ay ka jirto […]

Posts navigation

1 2 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes