Daawo:Wasiirka Batroolka Soomaliya oo sheegay inuusan Raysawasaare Khayre waxba Ka ogayn Shirka Nairobi

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Soomaliya ayaa sheegay Inaan Soomaliya waxba ka ogayn shirka looga hadlaayo arimaha Batroolka ee ka dhacaya Kenya kamana qayb galayso, wasiirk ayaa intaas ku daray inaan raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre uusan shaqo ku lahayn shirkadaas waxna kama oga shirkaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.