Daawo Madaxwayne Gaas oo ka hadlay gabar lagu kufsaday Puntland iyo Dekada Bosaaso

gaas

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee xarunta Maamulkaas ayaa sheegay in caddaaladda la horgeynayo Askariga tacaddiga u geystay Gabadha 16 jirka ah.
Madaxweyne Gaas,ayaa sheegay in uu ka xunyahay falkaas islamarkaana ay wadaan in Askarigaas la marsiiyo caddaaladda,falka xun ee uu gabadhaas kula kacayna laga baal mariyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.