Daawo:Puntland oo Lagu qabtay Ajaanib qayraadaka Dalka Iska guranaaya oo ay usaxiixeen Madaxada Puntland

Wararka Naga soo gaaraya Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in qabatay Ajaaniib fara badan iyo gaadiidkooda waxana lagu qabtay degmada Xaafuun ee gobalka Barri, iyadoo aysan jirin xog buuxda oo laga hayo howlaha u yimaadeen Puntland waxaana loo soo dhaahdiciyey Garoowe.

Madaxada Puntland kuwii hore iyo kuwa dambe ayaa waxay heshiisyo sharci daro ah lagalaan shirkado Ajaanib ah oo gurta qayraadka Dalka sida Bada iyo Bariga Madaxadaan Puntaland ayaa badalkeeda qaata Lacago mana jiraan cid maxakamad loo soo taagey.


cadan

cadan

cadan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.