Daawo:Kalfadhigii 4aad ee Barlamanka Jubbaland oo furmay iyadoo xildhibanada Jubbaland qaar kamida ay gadood ku maqan yihiin

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-Fadhiga Afaraad ee Golaha Shacabka Jubbaland.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiye ku xigeenada Aqalka Sare ee JFS Xildhibaano kasocday labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaanada Jubbaland xubno katirsan Xukuumada Sarakiisha Ciidamada iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay furitaanka Kal-Fadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Jubbaland.

furitaanka Barlamanka Juubaland ayaa waxuu imaanayaa xili xildhibano badan oo kamida xildhibanada Jubbaland oo ay is qilaafeen Madaxwaynaha Jubbaland at kusugan yihiin Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.