Daawo:Shir looga hadlaayo Tamarta ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

koro

Shir looga hadlaayo Tamarta oo soo qaban qaabisay Wasarada qayraadka iyo Tamarta ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxana ka qayb galay shirkada Korontada iyo kuwa biyaha iyo qaybaha kala duwan ee ganacsatada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.