Dhageyso:-Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ka hadlay Mooshinka laga wado

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta Wareysi siiyay Tv-ga Koofur Galbeed  oo ku hadla Afka Maamulkaas ayaa ka hadlay markii ugu horeysay Mooshin ay ka wadaan Xildhibaanada Maamulkaasi.

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa sheegay inuu jiro Mooshinkaas islamarkaana ay gadaal ka riixayaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Mooshinkaas Muqdisho ka abaabulaya sida uu hadalka u dhigay.

“Waan Maqlay Mooshinka la leeyahay waxaa laga wadaa Madaxweynaha Koofur galbeed,Cidda rabta in ay Madaxweyne ka noqoto Koofur Galbeed ha sugato Xilliga Doorashada”ayuu yiri Madaxweynaha Koofur Galbeed

halkaan hoose ka dhageyso:

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.