Articles by admin
Wax ka baro taariikhdii hore ee ardeydii dawladii ka caanka
1972 markii la qoray afka soomaaliga,ardeydii’qalinka ‘intay dhigeen ayey dadka bareen sida wax loo qoro,loon aqriyo. 1975 ardeydu waxay ka qeybqaateen samata bixintii dadkii abaaruhu […]
Mareykanka oo sheegtay in uu dilay ku dhawaad 100 dagaallame oo Shabaab ah
Ku dhowaad 100 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, ayaa lagu dilay weerarro isdaba-joog ah oo todobaadkaan ka dhacay gudaha Soomaaliya sida sheegeen Mas’uuliyiin Mareykan ah. […]
Ciidamada Dowlada iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Degmooyin ka tirsan gobalka bay.
–Wararka naga soo gaaraya inta u dhexeeysa Degmooyinka bardaale iyo baydhabo ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa […]
Daawo:Maamulka Gobolka Baandir oo Kulan Laqaatay wasaradaha Arimaha gudaha soomaliya iyo maamul goboleedyada
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid ayaa maanta magaalada Muqdisho Ka daahfuray kulanka Madasha wadatashiga wasaaradaha arimaha gudaha, dib u heshisiinta […]
Wasiirka Duulista Hawada Soomaliya ayaa beeniyey in hakad lagaliyey hawlihii garoonka Diyaradaha Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan oo shir jaraaid ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in shaqada garoonka ay tahay mid […]
Raysawasaare Khayre oo Amar Culus Dul dhigay UN iyo Amisom”Sawiro”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka ka socda iyadoo beesha caalamka […]
Daawo:Gabar Ka tirsan Ururka dhalinyarada Gurmad qaran oo Madaxda Dowlada Soomaliya ka yaabsatay
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabay munaasabadii Furitaan ollaha Nabadeynta Gobolka Banaadir waxaana ka qayb galay madaxda dowlada iyo marti sharaf kale, dadkii munaasabadaa ka hadlay […]
SAWIRRO: Wasiir juxa oo shir ka daahfuray Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid ayaa maanta magaalada Muqdisho Ka daahfuray kulanka Madasha wadatashiga wasaaradaha arimaha gudaha, dib u heshisiinta […]
Labo nin oo ka tirsan Al-Shabaab oo lacag la duldhigay
Wasaaradda Amniga Gudaha dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay Magacyadda xubno ay sheegtay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo ay dooneyso dowladda Kenya. Waxa ay […]
Jubbaland oo ku wareejinaysa Puntland nin dhibaateeyay Gabadh
Taliska Ciidamada maamulka Jubbaland ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegeen in Puntland ay ku wareejin doonaan Askari dhawaan gabadh dhib ugu geystay Magaalada […]