Wasiirka Duulista Hawada Soomaliya ayaa beeniyey in hakad lagaliyey hawlihii garoonka Diyaradaha Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan oo shir jaraaid ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in shaqada garoonka ay tahay mid si wanaagsan u socota waraka baraha bulshada laga sheegayana tahay been abuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.