Daawo:Maamulka Gobolka Baandir oo Kulan Laqaatay wasaradaha Arimaha gudaha soomaliya iyo maamul goboleedyada

juxaa

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid ayaa maanta magaalada Muqdisho Ka daahfuray kulanka Madasha wadatashiga wasaaradaha arimaha gudaha, dib u heshisiinta iyo Gobolka banaadir.
Barnaamijkaan oo lagu Magacaabo Hannaanka qaran ee Wadajir ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu ka socon doonaa Saddex maalin.
Waxaa ka qeyb galaya Wasiirradda Arrimaha Gudaha maamul goboleedyadda.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaraya wada shaqeynta dowladda Dhexe iyo maamulada dalka jira iyo sidoo kale baahinta maamulka dowladnimadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.