Labo nin oo ka tirsan Al-Shabaab oo lacag la duldhigay
Wasaaradda Amniga Gudaha dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay Magacyadda xubno ay sheegtay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo ay dooneyso dowladda Kenya. Waxa ay […]
Wasaaradda Amniga Gudaha dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay Magacyadda xubno ay sheegtay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo ay dooneyso dowladda Kenya. Waxa ay […]
Taliska Ciidamada maamulka Jubbaland ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegeen in Puntland ay ku wareejin doonaan Askari dhawaan gabadh dhib ugu geystay Magaalada […]
Wararka laga helayo Degaanka Basra ee Gobolka Shabellaha Dhexe islamarkaana u dhexeeya Degmooyinka Balcad iyo Afgooye ayaa sheegaya in Diyaarad dagaal oo laga leeyahay Wadanka […]
Xasan Cali Kheyrre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta uu Xafiiskiisa ku qaabilo Safiiradda Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya,waxaana uu kala hadli […]
Askari Soomaliyeed oo kamida Ciidmada xooga dalka soomaliyeed ayaa Mahadsalaad iyo Kooxdiisi Dhulak Ku Jiiday isagoo sheegay intaad dhihi lahaydeen ciidanka haka soo baxeen furinta […]
Madaxwaynaha Soomaliya ayaa manta magaalada Muqdisho kaga qayb galay Furitaan ollaha Nabadeynta Gobolka Banaadir oo kaqayb galeen Gudoomiyaha gobolka Baanadir, wasiiro,Xildhibaano, dhalinyaro iyo marto shaf […]
Ciidmada amaanka Jubbaland ayaa ku guulaystay inay soo qabtaan Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland oo dhibaato ka soo geystay magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari […]
Guddiga Dhaqaale aruurinta Degmada Caabudwaaq ee Taakuleynta dadkii ku waxyeeloobay Qarixii 14 Bishii hore ee October kadhacay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay lacag taakulayn ah […]
Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya ay u soo direyso Ciidamo, kuwaasi oo qeyb ka noqonaya Dagaalka Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay […]
Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumada Fadaraalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar iyo wafdi ay ka mid yihiin Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, wasiir ku xigeenka […]
C/raxmaan Daahir Cismaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in ay heshiis waxbarasho […]
Muqdisho-RisaalaFM- AMISOM ayaa waxa ay ka hadashay wararka sheegaya in hakad uu ku yimid shaqada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo guud ahaan Xerada Xalane oo […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes