Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Soomaliya oo dhulka kujiiday kooxda kooxda Laalush doonka ah

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa manta magaalada Muqdisho kaga qayb galay Furitaan ollaha Nabadeynta Gobolka Banaadir oo kaqayb galeen Gudoomiyaha gobolka Baanadir, wasiiro,Xildhibaano, dhalinyaro iyo marto shaf kale.

Madaxwaynaha ayaa ku amanay gudoomiyaha Gobolka Banadir iyo dhalinyarada sida wananaagsan ee at usoo abaabuleen xafladaan waxauu kale ka hadlay hawgalka socda ee alshabab lagula dagaalamayo iyo kooxaha yar ee dowlada muacaradayo ayagoo dano gaara goobaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.