Daawo:Qaabkii loo soo qabtay Dambiilihii gabadha Dhaawaca ugu Gastay Puntland

kufsi

Ciidmada amaanka Jubbaland ayaa ku guulaystay inay soo qabtaan Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland oo dhibaato ka soo geystay magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari kaas oo maalmihii la soo dhaafay ku dhuumaaleysanayay deegaanada Jubbaland.

Dambiilahaan ayaa layiraahdaa C/qaadir Warsame Axmed oo ku eedeeysnaa in 27-ka bisha October ee sanadkan uu isku dayay in uu kufsado Gabar 15 jir ah markii ay u suurta gali weysayna uu rasaas kaga dhuftay xubinta taranka dumarka kadibna usoo baxsaday Kismaayo.

waxaana manta lagu soo bandhigay Eedeeysane Cabdiqaadir warsame xarunta Booliska Jubaland, ayadoo saraakiisha ciidamadu ay sheegeen in ay u suurogashay in ay ninkani gacanta ku dhigeen kadib markii ay heleen xog ah in uu yimid Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.