Degmada Caabudwaaq ayaa lacag Ugu deeqday dadkii dhibka kasoo Gaareen qaraxyadii Muqdisho”Sawiro”

lacag

Guddiga Dhaqaale aruurinta Degmada Caabudwaaq ee Taakuleynta dadkii ku waxyeeloobay Qarixii 14 Bishii hore ee October kadhacay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay lacag taakulayn ah oo Cadadkeedu dhan yahay $11,300 (Kow iyo Toban kun iyo Sadex Boqol) oo doolar oo laga aruurshey Bulshada Caabudwaaq Waxaana ay sheegeen in Xubno katirsan Guddiga ay aadi doonaan Muqdisho si lacagtaan ugaarsiiyaan dadkii dhibaatadu soo gaartay.
Waqti dhow Insha-Allah filo Maqal iyo Muuqaal sawiro waa warbixintii Wariye ayaanle Cabdulaahi.
cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.