Daawo:Gabar Ka tirsan Ururka dhalinyarada Gurmad qaran oo Madaxda Dowlada Soomaliya ka yaabsatay

faduma

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabay munaasabadii Furitaan ollaha Nabadeynta Gobolka Banaadir waxaana ka qayb galay madaxda dowlada iyo marti sharaf kale, dadkii munaasabadaa ka hadlay waxaa kamida ahaa Fadumo Xasan Gabax oo kamida dhalinyarada Gurmad qaran oo ka qayb qaatay gurmadii loo fidiyey dadkii kuwax yeeloobay qaraxii 14 Oktoobara ka dhacay Muqdisho, waxayna Madaxda dowlada oo madaxwaynaha Soomaliya uGu horeeya ka codsatay in dhalinyarada la adeegsato madaama yihiin ubaxii qaran baahiyahooda wax laga qabto.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.