Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by Mohamed Abdi

Akhriso Ugaaska Beesha Sade : ” Beesha Ree Garaad waa in ay Helaan Kursiga ay ku leeyihiin Aqalka Sare”

14th October 2016 Mohamed Abdi 4

Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxame Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa qoraal rasmi ah oo uu soo saaray ku sheegay in Beesha Ree Garaad oo kamid […]

Warbixin+XOG: Wariye Baritaano dheer ku sameeyey Dagaalkii Ceelwaaq iyo Dhacdooyin kale oo Gobolka Gedo Ka dhacay.

20th September 2016 Mohamed Abdi 1

wariye wax baaro islamarkaana ka howl gala gudaha Deegaanada uu ka arimiyo maamul gobaleedka jubaland Laguna Magacaabo Karar Aadan Rukow ayaa shaaca ka qaaday in […]

XOG: Axmed Madoobe oo wax ka ogaa Dagaalkii Saraakiisha lagu laayay, Ceelwaaqne lagu qabsaday.

17th September 2016 Mohamed Abdi 7

Dagaalkii shalay Galinkii dambe ka dhacay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa kamid ahaa dadkii ku geeriyooday Korneyl Aadan Koronto oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidamada […]

celwaq

Faafaahin: Alsabaab oo Ceelwaaq isaga Baxay, Dowladda oo Dib u qabsatay iyo Khasaarihii Dagaalka ka dhashay,. “akhriso”

17th September 2016 Mohamed Abdi 3

Xaaladda Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa saaka dagan kadib dagaal ay shalay Alshabaab kula wareegeen oo halkaasi ka dhacay. ku dhawaad Lix Askari oo […]

cali

Faallo: Xildhibaan Magan waa Mudanaha ugu Mudan W/Q: Cali Soomaali.

17th September 2016 Mohamed Abdi 3

Ugu horeyn waxaa mahad oo idil u sugnaatay alle subxaana watacaalaa, marka xigtane Naxariis iyo Nabad galyo Nabi Muxamed Korkiisa ha ahaato, intaas kadib. Ugu […]

DEGDEG: Korneyl Aadan Koronto iyo Tiro ciidamo ah,oo ku geeriyooday Dagaalka Ceelwaaq kadhacay Galabta.

16th September 2016 Mohamed Abdi 0

ALshabaab oo galabta lawareegay,gacan,ku haynta degamdaasi ceelwaaq ee gobolka.gedo ayaa.faafaahino dheeri,ah,laga.helayaa. ku,dhawaad toban askari,oo dowladda ah,iyo,qaar.kamid.ah AMISOMta.Kenya.ayaa laxaqiijiyay,in dagaalkani,lagu,dilay. Dadka la xaqiijiyay Geeridooda waxaa.kamid.ah Korneyl […]

DAAWO: Arday,Reer Gedo ah oo Deeq Waxbarasho ka.heshay Wadanka Maroko ee Waqooyiga Afrika.

10th September 2016 Mohamed Abdi 9

Xilli lagu jiro xilli sanadeedka Jaamacadaha.Dunida ay.qaataan arday cusub ayaa waxaa.nasiib wanaag jaamacad deeq waxbarasho ah,dalka Maroko dhaca waqooyiga qaaradda Afrika kahelay sadex dhalinyaro ah […]

BAAQ: Jaaliyadda.Beesha Sade ee Biljamka oo ka tacsiyeeyey Shaqaaqadii dhawaan Caabudwaaq ka dhacday.

10th September 2016 Mohamed Abdi 3

iyadoo dhawaan degmada caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.ay ka dhacday.shaqaaqo sababtay.dhimasho iyo dhaawac, ayaa waxaa gedo times dhambaal,tacsiyeed soo,gaarsiiyay.Jaaliyadda Beesha Sade.ee ku,nool.wadanka Biljamka. Afhayeen ku hadlay […]

AKHRISO: Waxagaradkii lagu laayay Caabudwaaq oo aas loo sameeyey, iyo Baaqyo Nabadeed oo lajeediyey.

8th September 2016 Mohamed Abdi 3

waxaa maanta qabuuro,kuyaala.degmada caabudwaaq lagu aasay.rabi ha.u,naxariistee laba nabadoon oo si bareer ah shalay.degmadaasi ay,maleyshiyaad.ugu dileen. Nabadoonadani oo xiliga uu dilku dhacayay.kulan beeleed u,fadhiyay ayaa […]

TOP News: Ugaaska Beesha Sade oo Kismaayo kula kulmay Bulshada Beesha Sade ee Halkaasi ku dhaqan.

5th September 2016 Mohamed Abdi 0

Ugaaska Beesha Sade iyo wafdigii uu hogaaminayay,ee kismaayo dhawaan.gaaray.ayaa.halkaasi kawada kulamo,ay laleeyihiin bulshada qeybaheeda kala.duwan ee kasoo,jeeda beelweynta sade. Ugaaska oo,Kismaayo,ka dagan Hotel,uu,dhawaan halkaasi,ka furay […]

XOG: Maxamuud Sayid oo ku Guuldareystay Waxkabadalka Maamulka Ceelwaaq,Dibne ugu Laabtay Baledxaawo.

5th September 2016 Mohamed Abdi 0

Iyadoo madaxweyne Kuxigeenka.Jubbaland Maxamuud Sayid aadan uu arimo la.xiriira dhimaha maamulada degmooyinka qaarkood kawaday gobolka gedo, ayaa waxaa isbadal lagu sameeyo dhinaca maamulka ka biya […]

DAAWO: Xildhibaan Magan oo Muqdisho kula kulmay Dhalinyarada Beesha Ree Ugaas Sharmaake.

24th August 2016 Mohamed Abdi 10

magaalada muqdisho waxaa ka.dhacay kulan qado sharaf ah oo uu soo diyaariyay xildhibaan maxamuud cali magan oo katirsan mudanayaasha baarlamaanka. Xildhibaan magan ayaa.dhalinyarada reer ugaas.sharmaake […]

jim

Maqaal: Yaa ka masuul ah kala qaybinta Dalka iyo dadka Soomaaliya. W/Q Cabdullahi Jimcaale Faarax.

24th August 2016 Mohamed Abdi 2

jeer hore bay  ahayd markii Gumestii caddaa uu dalweynaha Soomaaliya u qaybiyey shanqaybood ayada oo gumeste madaw oo Geeska Afrika ka jireyna uu talada wax […]

No Image

TOP News : Xildhibaan Magan oo Dalka Dib ugu soo laabtay Kadib Safarro uu Dibadda ugu maqnaa.

20th August 2016 Mohamed Abdi 0

Magaalada Muqdisho waxaa dib ugu soo laabtay Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo bilooyinkii dambe safaro dibada ah ku […]

Tacsi: Wasiir Diini oo ka tacsiyeeyey Geerida kutimid allaha u naxariistee Janaraal Maxamed Cali Samatar.

20th August 2016 Mohamed Abdi 3

Iyadoo xalay Dalka Mareykanka uu ku geeriyooday Janaraal Maxamed Cali Samatar oo Soomaaliya Xilalka Madaxweyne Kuxigeen, Raisal Wasaare iyo Wasiir gaashaandhig kasoo qabtay ayaa waxaa […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes