DEGDEG: Korneyl Aadan Koronto iyo Tiro ciidamo ah,oo ku geeriyooday Dagaalka Ceelwaaq kadhacay Galabta.

ALshabaab oo galabta lawareegay,gacan,ku haynta degamdaasi ceelwaaq ee gobolka.gedo ayaa.faafaahino dheeri,ah,laga.helayaa.

ku,dhawaad toban askari,oo dowladda ah,iyo,qaar.kamid.ah AMISOMta.Kenya.ayaa laxaqiijiyay,in dagaalkani,lagu,dilay.

Dadka la xaqiijiyay Geeridooda waxaa.kamid.ah Korneyl aadan koronto oo ah masuul siweyn looga yaqaano deegaanada jubooyinka.

Tiro,gaadiid ah,oo u.dhaxeeya.sadex.ilaa afar tigniko ah,ayaa sidoo kale kamid.ah.gaadiidka shabaabku,ku.qabsadeen dagaalka.Ceelwaaq.

Faafihinta kala.soco wararkeena dambe Insha allah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.