Degdeg:Alshabaab oo Degmada Ceelwaaq Qabsadey ,Kenya Weeraray

deg

Alshabaab ayaa weerar kusoo qaaday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo lana wareegay guud ahaan Ceelwaaq.

Qasaaraha ay geesteen ilaa iyo hada lama oga shacabka kusugan Ceelwaaq oo Gedotimes laxariirtay ayaa sheegay in dagaalku gaaray Dhinaca Kenya

Fiiro: wararkeena dambe kala socda xaalka Ceelwaaq.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.