Ciidamada Kenya iyo kuwa Somaliya ayaa Qasaaro loogu gaystey Ceelwaaq

dagaal

ALshabaab oo galabta lawareegay,gacan,ku haynta degamdaasi ceelwaaq ee gobolka.gedo ayaa.faafaahino dheeri,ah,laga.helayaa.

ku,dhawaad toban askari,oo dowladda ah,iyo,qaar.kamid.ah AMISOMta.Kenya.ayaa laxaqiijiyay,in dagaalkani,lagu,dilay.

Tiro,gaadiid ah,oo u.dhaxeeya.sadex.ilaa afar tigniko ah,ayaa sidoo kale kamid.ah.gaadiidka shabaabku,ku.qabsadeen dagaalka.Ceelwaaq.

Warar aan.laxaqiijin,ayaa.sheegaya.in ALshabaab,ay,goordhaw.dib uga.soo,gurteen.gudaha Ceelwaaq, iyagoo,duleedka.bari,ee Degmadaasi lasheegay,in ay saldhigteen.

sidoo kale warar aan,lahubin ayaa.sheegay,in.dagaalkani,kadiska.ah ee ay.shabaabku,ku galeen Ceelwaaq inuu,ku dhaawacmay.Taliyihuu ciidamada Ceelwaaq Korneyl.aadan Koronto,inkastoo xaqiijinta Warkaasi,ay Gedo Times ku,daba.jirto.

Faafihinta kala.soco wararkeena dambe Insha allah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.