DAAWO: Xildhibaan Magan oo Muqdisho kula kulmay Dhalinyarada Beesha Ree Ugaas Sharmaake.

magaalada muqdisho waxaa ka.dhacay kulan qado sharaf ah oo uu soo diyaariyay xildhibaan maxamuud cali magan oo katirsan mudanayaasha baarlamaanka.

Xildhibaan magan ayaa.dhalinyarada reer ugaas.sharmaake ee muqdisho ku dhaqan guddi matalayay qaabilay isagoo kala hadlay arimo muhiim ah oo ay kamid.aheyd xaaladda kala guurka ah ee fooda inagu soo haysa.

xildhibaanka.iyo dhalinyarada ku haybta ah ayaa kulankooda diiradda waxa ay ku saareen midnimada beesha sidii loo.ilaalin lahaa ayna door muuqda uga.ciyaari karaan marxaladaha kala guurka ee fooda inagu soo haya.

dhalinyarada.ayaa dhinacooda xildhibaanka waxa ay uga mahadceliyeen doorkiisii.siyaasadeed ee uu ciyaaray.afartii sano.ee lasoo dhaafay.iyagoo dhinaca kalane balan qaaday in ay kaalin muuqata ka ciyaari doonaan musharaxnimadiisa taasi oo daarneyd.in ay uga gol lahaayeen.in ay kaqeyb qaadan.doonaan taageersanyihiina in uu markale noqdo xildhibaanka beesha afarta sano ee soosocota.

magan ayaa ah.shakhsi ku.sifoobay u sinaanta.bulshada sida.dhalinyaro,odayaal,haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada isagoo si iskumid ah u asmaca danaha dadka kala duwan ee uu matalo.

Xildhibaan magan ayaa loo aqoonsaday.xildhibaanka kaliya ee xildhibaanada.beesha sade kasoo dhalaalay.waajibaadka.shaqo ee loo igmaday,iyadoo waqtiyo uu ku.qabsan lahaa danihiisa gaarka ah uu galiyay ka dhaqeynra danta guud.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA KULANKA.XILDHIBAANKA.IYO DHALINYARADA UU LA KULMAY.

magan

mm

mm1

mm2

mm3

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.