TOP News: Ugaaska Beesha Sade oo Kismaayo kula kulmay Bulshada Beesha Sade ee Halkaasi ku dhaqan.

Ugaaska Beesha Sade iyo wafdigii uu hogaaminayay,ee kismaayo dhawaan.gaaray.ayaa.halkaasi kawada kulamo,ay laleeyihiin bulshada qeybaheeda kala.duwan ee kasoo,jeeda beelweynta sade.

Ugaaska oo,Kismaayo,ka dagan Hotel,uu,dhawaan halkaasi,ka furay Ganacsade kasoojeeda Beesha Sade, ayaa waxaa aad mashquul u ah hotelkaas, sababo laxiriira kulamada uu ugaaska kawado gudaha.Hotelka Makka Plaza.

Odayaal,dhaqan, Siyaasiyiin, Ganacsato haween.iyo,dhalinyaro,ree Sade ah ayuu,ugaaska qaabilayay.tan.iyo,maalintuu,kismaayo,tagay kuwaas oo uu kala hadlayay, socdaalkiisa kismaayo iyo waxa.uu.daaranyahay.

Ugaaska.ayaa.dhamaan.dhinacyada lakulmay u xaqiijiyay in Kismaayo,uu u yimid siduu u xuli,lahaa 10 ka xildhibaan ee Beesha Sade baarlamaanka Federaalka uga midka noqonaya.

Wuxuu sheegay in Magaalada uu kuyimid dalab kaga.yimid Gudiga Doorashada ee Heer Federaal,iyo Saraakiil kasocoto Beesha Caalamka.ee Arimaha Doorashada Ku matalaya Beesha Caalamka.

Si kastaba.Ugaaska.ayaa kismaayo sii joogi doona iyo iyo inta ay ka dhamaanayaan qorshayaasha doorashooyinka ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.