Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

Aadanmadoobe

Barlamaanka Soomaaliya oo Buuq kadib Codka Kalsoonida siiyey Xukuumadda Cusub

7th August 2022 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan aan caadi aheyn ku yeelshay Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka oo uu shir […]

Xasansheekh

Daawo:Khudbadii Madaxwayne Xasan Sheekh ka Jeediyey Xarunta Boliiska Soomaliyeed

6th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa […]

itoobiyo

Daawo:Ciidamo tiro Badan oo Itoobiyaan ah ayaa oo gudaha usoo galay Gobolka Gedo

6th August 2022 admin 0

Afhayeenka gobolka Gedo Cali Jubba oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Kumanaan Askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ay gudaha u soo galeen gobalka Gedo kuwaas […]

qoorqoorcw

Qoorqoor oo Bogaadiyay Doorashada Cadaad halka Cali Ciid Ishortaagay golaha Deegaanka Balanbale

6th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Deegaanka ee ka soconaysa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoona u rajeeyay in ay […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya ayaa beri oo codka kalsoonida u qaadaya wasiirada magacaaban

6th August 2022 admin 0

Guddoonka golaha Shacabka ee Baarlamanaka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka ee cod u qaadista kalsooni siinta […]

isbitaal

Daawo:Isbitaalka Ceelbarde oo Daawo La Gaarsiiyey

6th August 2022 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa deeq Daawo ah Gaarsiiyay Isbitaalka Guud ee Dagamada Ceel-barde si wax looga qabto baahiyada Caafimaad ee ka jira isbitaalka.

Koonfurgalbeed

Wafti Kasocda UNDP oo Baydhabo Kulan kula qaatay wasiirada Wasaaradaha KGS

6th August 2022 admin 0

Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta, Amniga, Arimaha, Gargaarka, Cadaalada, Haweenka iyo Sarakiil ka socday Madaxtooyada ayaa maanta Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madax ka socotay Hay,adda UNDP […]

qorax

Daawo:Qarax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Booliska oo War Kasoo Saaray Qasaarihii ka dhashay

5th August 2022 admin 0

Qarax ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Sooamaliya, kaas oo dhawaqooda si weyn looga Maqlay degmooyin iyo Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho. Taliye […]

dagaal

Sawiro:Ciidamada Koonfurgalbeed oo howlgallo Qorsheysan ku dilay Horjogayaal Shabaab ah

5th August 2022 admin 0

Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa saaka saladii subax Howlgal Qorsheysan ka fuliyey tuulada Neebsooy oo 40 KM dhanka Waqooyi Bari kaga beegan […]

Diyaarad

Madaxwayne Laftagareen oo Diyaarad Milatari Addis Ababa U qaaday

5th August 2022 admin 0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonturgalbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa diyaarad Milateri oo leedahay dalka Itoobiya ka qaaday Magaalada Baydhabo, ayaa gaaray gudaha dalka Itoobiya. Madaxwayne Laftagareen […]

lugadheere

Jubbaland oo Taageertay Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya

5th August 2022 admin 0

Jubbaland ayaa caddeeysay mowqifkeeda ku aadan xukuumada cusub ee Soomaaliya ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji […]

Ciro

Dhageyso:Xisbiga Wadani oo Shaaciyey in ay qabanayaan bananbax looga Soo horjeedo Muuse Biixi

5th August 2022 admin 0

Xisbiga Mucaaradka Soomaliland ee Wadani ayaa sheegay in ay qaban doonaan banaanbax looga soo horjeedo Taliska Muuse Biixi iyaga oo sheegay in ay meel fiican […]

ciidanbaladxaawo

Sawiro:Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo tababar loo soo xiray

4th August 2022 admin 0

Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow ) ayaa maanta tababar u soo xiray Dufcadii 12aad ee Ciidanka […]

muse

Taliska Muuse Biixi oo amar ka dhan ah Mucaaradka Soomaaliland Soo Saaray

4th August 2022 admin 0

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay banaanbaxyo ay sheegtay in ay abaabulayaan xubnaha xisbiyada mucaaradka, iyadoo xustay in aysan marnaba aqbali doonin banaanbaxyo aan sharciga waafaqsaneyn. […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Muqtaar Roobow iyo Wasiirrada magacaaban

4th August 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa ku qaabbiley Wasiirrada magacaaban ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana kasoo kasoo […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes