Dhageyso:Xisbiga Wadani oo Shaaciyey in ay qabanayaan bananbax looga Soo horjeedo Muuse Biixi

Ciro

Xisbiga Mucaaradka Soomaliland ee Wadani ayaa sheegay in ay qaban doonaan banaanbax looga soo horjeedo Taliska Muuse Biixi iyaga oo sheegay in ay meel fiican u marayso qabanqaabada Mudaharaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.