Jubbaland oo Taageertay Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya

lugadheere

Jubbaland ayaa caddeeysay mowqifkeeda ku aadan xukuumada cusub ee Soomaaliya ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud “Luga Dheere” ayaa sheegay in Jubbaland ay taageersan tahay xukuumadda cusub, isla makraana ay ku boorrineyso Baarlamaanka inuu ansixiyo.

Horay waxaa uga horyimid Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub Madaxwayne kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.