Madaxwayne Laftagareen oo Diyaarad Milatari Addis Ababa U qaaday

Diyaarad

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonturgalbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa diyaarad Milateri oo leedahay dalka Itoobiya ka qaaday Magaalada Baydhabo, ayaa gaaray gudaha dalka Itoobiya.

Madaxwayne Laftagareen ayaa la filayaa inuu Safar ku tago Magaalada Addis Ababa si uu ula kulmo Madaxda dalka Itoobiya.

Isbedeladan deg deg ah ayaa la aaminsan yahay in ay keentay Magacaabidii Mukhtaar Roobow ee ay Dawladda Soomaaliya ka dhigtay wasiir katirsan Xukuumadda, iyo Xirirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo Xumaaday kadib markii madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh booqasho ku tagay dalka Masar isagoo taageeray mowqifka dowlada masar ee wabiga Nil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.