Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Somali News
  • Contact us

Month: August 2022

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Martiqaad ka Helay Amiirka Dalka Qadar

7th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Xasan binu Xamsa Haashim, ayaa ka guddoomay […]

xasan-cabdinuur

Dhageyso:Xildhibaan Xasan oo guddoomiye Aadan Madoobe eedayn u soo Jeediyey

7th August 2022 admin 0

Xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ka mid ahaa xildhibaannadii diidanaa ansixinta xukuumadda cusub ayaa guddoomiyaha golaha shacabka ku eedeeyey in uu ku dhaqaaqay “Tallaabo aan sax […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo Shaal iyo koofi ku Sagoontiyey Safiirka Kenya u fadhiyey Soomaliya

7th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirkii Dowladda Kenya u joogay dalkeenna Mudane Lucas K. Tumbo oo […]

aqalka sare

Sawiro:Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo maanta kulmay

7th August 2022 admin 0

Guddiga joogtada ee golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii saddexaad  ee Baarlamaanka 11aad, waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha Aqalka Sare Senator […]

barlamaan

Daawo:Gacan Ka Hadalkii iyo Buuqii ka dhashay Ansixinta Wasiirada Cusub

7th August 2022 admin 0

Kulankii Xildhibaanada Golaha Shafabka Soomaaliya ayaa Maanta ku bilowday Sidee gacan ka hadaliyo buuq kadib markii qaar kamida Xildhibaanada Soomaaliya Keeneen mooshin ka dhana Wasiirada […]

Aadanmadoobe

Barlamaanka Soomaaliya oo Buuq kadib Codka Kalsoonida siiyey Xukuumadda Cusub

7th August 2022 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan aan caadi aheyn ku yeelshay Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka oo uu shir […]

Xasansheekh

Daawo:Khudbadii Madaxwayne Xasan Sheekh ka Jeediyey Xarunta Boliiska Soomaliyeed

6th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa […]

itoobiyo

Daawo:Ciidamo tiro Badan oo Itoobiyaan ah ayaa oo gudaha usoo galay Gobolka Gedo

6th August 2022 admin 0

Afhayeenka gobolka Gedo Cali Jubba oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Kumanaan Askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ay gudaha u soo galeen gobalka Gedo kuwaas […]

qoorqoorcw

Qoorqoor oo Bogaadiyay Doorashada Cadaad halka Cali Ciid Ishortaagay golaha Deegaanka Balanbale

6th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Deegaanka ee ka soconaysa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoona u rajeeyay in ay […]

barlamaan

Barlamaanka Soomaaliya ayaa beri oo codka kalsoonida u qaadaya wasiirada magacaaban

6th August 2022 admin 0

Guddoonka golaha Shacabka ee Baarlamanaka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka ee cod u qaadista kalsooni siinta […]

isbitaal

Daawo:Isbitaalka Ceelbarde oo Daawo La Gaarsiiyey

6th August 2022 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa deeq Daawo ah Gaarsiiyay Isbitaalka Guud ee Dagamada Ceel-barde si wax looga qabto baahiyada Caafimaad ee ka jira isbitaalka.

Koonfurgalbeed

Wafti Kasocda UNDP oo Baydhabo Kulan kula qaatay wasiirada Wasaaradaha KGS

6th August 2022 admin 0

Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta, Amniga, Arimaha, Gargaarka, Cadaalada, Haweenka iyo Sarakiil ka socday Madaxtooyada ayaa maanta Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madax ka socotay Hay,adda UNDP […]

qorax

Daawo:Qarax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Booliska oo War Kasoo Saaray Qasaarihii ka dhashay

5th August 2022 admin 0

Qarax ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Sooamaliya, kaas oo dhawaqooda si weyn looga Maqlay degmooyin iyo Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho. Taliye […]

dagaal

Sawiro:Ciidamada Koonfurgalbeed oo howlgallo Qorsheysan ku dilay Horjogayaal Shabaab ah

5th August 2022 admin 0

Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa saaka saladii subax Howlgal Qorsheysan ka fuliyey tuulada Neebsooy oo 40 KM dhanka Waqooyi Bari kaga beegan […]

Diyaarad

Madaxwayne Laftagareen oo Diyaarad Milatari Addis Ababa U qaaday

5th August 2022 admin 0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonturgalbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa diyaarad Milateri oo leedahay dalka Itoobiya ka qaaday Magaalada Baydhabo, ayaa gaaray gudaha dalka Itoobiya. Madaxwayne Laftagareen […]

Posts navigation

1 2 3 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2022 | WordPress Theme by MH Themes