Wasiir Cabdiwaayeel oo ka hadlay Heshiis Laga Gaaray Labo Beeleed oo Galgaduud Ku dagaalamay

waayeel

Heshiis hor-dhac ah ayaa laga Gaaray dagaal ka dhacay deegaano u dhaxeeyo labagalle iyo Dibira oo kawada tirsan Gobalka Galgaduud ee Maamulka Galmudug.

Wasaarada arimaha gudaha iyo dib uheshiisiinta galmudug ayaa Hogaaminaysay Heshiiskan hordhaca ah waxaana kala qayb galay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan galmudug maamulada degmooyinka cadaado iyo caabudwaaq Iyo waxgaradka labada dhinac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.