Ciidanka Xoogga oo hawlgalo ka fuliyey deegaamo ka tirsan Shabeelaha dhexe

dagaal

Ciidanka Kumandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeeyey Degaanada kala ah Gamboole, jameeco jiliyaale & Ceel cade ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

Degaanad Markii ay Soo Gadheen Ciidanku waxa ay sameeyeen hawlgalo lagu xaqiijinayo Amaanka madama Shacabka ku dhaqan degaanad ayaa dhib ku qabeen Kooxda tabarta daran ee argagixisada oo si dhumalaysiya ku yimada deganad.

Hawlgalkan ayaa qayb ka ah Hawlgalada Guud ee lagu baacsanayo Aragagixisada alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.