Daawo:Senator Gaagaab oo Xasan sheekh ku eedeeyey inuu Xilalka Dowlada kusafay Hawiye

gaagaab

Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) oo ka tirsan Mudanayaasha aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ku eedeeyey inuu xilalkii ugu muhiimsanaa dowladda Federaalka uu ku safay beesha hawiye.

Dhanka kale Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) ayaa sheegay Puntland inaan la siin wax u qalma, waxaan u sheegayaa Xamar waxaan magac ahayn inaysan naga jirin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.