Dhageyso:Dhaawacyo la gaarsiiyey Balanballe ka dib dagaal ka dhacay deegaanno Qorraxeey

isbitaal

Dhaawacyo la gaarsiiyey cisbitaalka Degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dib dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Qorraxeey ee Deegaanka Soomaalida.

Agaasimaha isbitaalka Degmada Balanballe Cabdinaasir Bashiir Guuleed ayaa BBC-da u warramay dhaawacyada halkaas la geeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.