Muuse Biixi Ayaa Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed ee ay Hada Marayso Somaliland

muse

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay soo jeedimihii iyo talooyinkii ay khilaafka siyaasadeed haatan taagan kasoo jeediyey xubnihii ganacsatada ahaa ee is xilqaamay, waxana uu ka difaacay eedaymo maalmihii ugu dambeeyey si gaar ah loogu jeedinayey xubnaha ganacsatada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.