Sawiro:Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo tababar loo soo xiray

ciidanbaladxaawo

Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow ) ayaa maanta tababar u soo xiray Dufcadii 12aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Ciidanka tababarka qaatay ayaa ka tirsan Ururada 51-aad 260-aad ee Guutada 9-aad Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Tababarkaan oo in muddo ah u socday Ciidanka ayaa waxaa taageereysay dowladda UK waxaana maanta u soo idlaaday tababarkii ugu socodey Xaruunta Tababarka UK ee Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.