Taliska Muuse Biixi oo amar ka dhan ah Mucaaradka Soomaaliland Soo Saaray

muse

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay banaanbaxyo ay sheegtay in ay abaabulayaan xubnaha xisbiyada mucaaradka, iyadoo xustay in aysan marnaba aqbali doonin banaanbaxyo aan sharciga waafaqsaneyn.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa wasaaradda ayaa tilmaamay in ay la socdaan abaabulka mudo-haraadyo baal marsan sharciga, kuwaas oo ay mucaaradka oggolaansho kaga haysan xukuumadda.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa faray laamaha ammaanka in tallaabo adag ay qaadaan, taas oo ay ku sugayaan ammaanka deegaanada Somaliland, wuxuuna soo hadal qaaday arrimo la xiriira doorashada Somaliland iyo Ururada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.