Qoorqoor oo Bogaadiyay Doorashada Cadaad halka Cali Ciid Ishortaagay golaha Deegaanka Balanbale

qoorqoorcw

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Deegaanka ee ka soconaysa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoona u rajeeyay in ay dhawaan si habsami leh kusoo dhamaato.

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale ku dhiirogaliyay degmooyinka kale ee isku diyaarinaya doorashada Golaha Deegaanka in ay dar-dar galiyaan doorashooyinka golaha deegaanka ee degmooyinka Galmudug.

Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug ayaa ishotaag ku sameeyet Golihii Deegaanka Magaalada Balanbale kadib markii dacwo uga timid xildhibaan Mahad Salaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.