Daawo:Ciidamo tiro Badan oo Itoobiyaan ah ayaa oo gudaha usoo galay Gobolka Gedo

itoobiyo

Afhayeenka gobolka Gedo Cali Jubba oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Kumanaan Askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ay gudaha u soo galeen gobalka Gedo kuwaas oo kasoo gudbay Buundada xariirisa Labada Dal.

Ciidamada Itoobiya ayaa fariisimo ka sameystay goobo ay kamid tahay Garoonka diyaaradaha Degmada Doolow-Soomaaliya, kaas oo ahaa halbowlaha ay ka dagaan duulimaadyada aada Gobalka Gedo gaar ahaan dadka u socda degmooyinka Doolow iyo Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.