Daawo:Qarax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Booliska oo War Kasoo Saaray Qasaarihii ka dhashay

qorax

Qarax ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Sooamaliya, kaas oo dhawaqooda si weyn looga Maqlay degmooyin iyo Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.

Taliye Xigeen Booliska Gobolka Banaadir Cali Dhuux Mahad Alle oo faah faahin ka bixinayay Qaraxa ayaa sheegay in Qaraxa ay ku dhinteen shaqsiyaadkii mootada ku waday, waxaana uu intaa ku daray in ay gacanta ku dhigeen wadihii Mootada.

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in khasaare uusan jiran, aan ka ahayn shaqsiyaadkii qaraxyada watay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.