Wafti Kasocda UNDP oo Baydhabo Kulan kula qaatay wasiirada Wasaaradaha KGS

Koonfurgalbeed

Wasiirada Wasaaradaha

Qorshaynta, Amniga, Arimaha, Gargaarka, Cadaalada, Haweenka iyo Sarakiil ka socday Madaxtooyada ayaa maanta Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madax ka socotay Hay,adda UNDP oo Baydhabo soo gaaray.

Kulanka Wasiirada iyo Madaxda UNDP waxaa diirada lagu Saarayey Taageerida Hay,adda UNDP dhinacyada Amniga,Gargaarka iyo Hirgelinta Mashaariicda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.