Barlamaanka Soomaaliya oo Buuq kadib Codka Kalsoonida siiyey Xukuumadda Cusub

Aadanmadoobe

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan aan caadi aheyn ku yeelshay Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa soo xaadiray 237-mudane, waxaana ogolaatay xukuumadda cusub 229-xildhibaan, 7-diiday halka hal xildhibaan uu ka aamusay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.