Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

deni

Deni oo Samafale Coldoon ku Amray inuu garoowe ka baxo

30th April 2021 admin 0

Maamulka Deni ayaa ku amaray Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon, in uu ka baxo deegaamada Puntland, Coldoon ayaa Garoowe u yimid inuu ka qaybiyo Caawimo loogu […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Bari hortaga Barlamaanka Soomaaliya

30th April 2021 admin 0

Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah 01da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed […]

caliciid

Daawo:Maamul garoonka Diyaaradaha Caabuwaaq oo Beeniyey hadalkii madaxwayne kuxigeenka galmudug

30th April 2021 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Somali Club House ka sheegay inay Galmudug lacag dhan 200,000 Doolar ugu deeqday garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq si wax […]

ramadan

Degmada Buulo Barde oo lagu Qabtay Tartan Quraan

30th April 2021 admin 0

Xaflad lagu maamuusayay Tartanka Qur’aan akhriska bisha Ramadan ayaa lagu qabtay degmada Buulo barde ee gobolka Hiiraan, Munaasabadaan oo lagu dhiiragalinaayey Ardayda iyo Macaaliinta ayaa […]

Daawo:Daadad Joojiyey isu socodka Bosaaso iyo Magaalooyinka kale

30th April 2021 admin 0

Daadad ka dhashay Roobab xoogleh oo ka da’ay gobolka Bari ayaa sababay in isku socodka gaadiidka magaalada Boosaaso iyo deegaanada hoos taga uu hakad ku […]

ciidan

Sawiro:Gaari Qarax Siday oo lagu Gubay Shabeellada Hoose

30th April 2021 admin 0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose ku gubay Gaari Qarax sida […]

caliciid

Galmudug oo 200,000 Dolar ku wareejisay Gudiga airportka Caabudwaaq

29th April 2021 admin 0

Madaxwayne Kuxigeenka maamul goboleedka Soomaaliyeed ee galmudug Cali Daahir Ciid ayaa waxuu ka warbixiyey Xaalada guud ee galmudug ay kusigan tahay Sida Amniga, caafimaad, Daminta […]

wararcade

Daawo:Gabar uu si xun u cunay Libaaxii Warancadde oo Cisbitaalka Hargeysa la tacaalayo

29th April 2021 admin 0

Libaax uu lahaa Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo ka fakaday gurigiisa uu ku lee yahay Magaalada Hargaysa ayaa haweenay ku […]

Qoorqoor

Daawo:Baaqii Madaxda Hirshabeele iyo Galmudug oo laga tageeray Baladwayne

29th April 2021 admin 0

Dibad-bax lagu Taagerayey Go’aankii Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug & Hirshabelle ayaa ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

rooble

Sawiro:Rooble oo ay waheliyaan Qoorqoor iyo Guudlaawe ayaa la shiray Ganacsatada

29th April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada gobolka […]

sayid

Madaxwayne Kuxigeenka 1aad oo furay Qorshaha Horumarinta Jubbaland

29th April 2021 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka daah furey qorshaha horumarinta […]

sharif

Daawo:Shariif Shiikh Ahmed oo ka hadlay Xaalada Muqdisho

29th April 2021 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in dagaaladii ka dhacay magaaladda Muqdisho ay ka […]

ugaasmaxamed

Daawo:Munaasabad lagu heshiisiinayay labo beelood oo lagu qabtay Caabudwaaq

29th April 2021 admin 0

Munaasabaddaan oo lagu heshiisiinayay laba Beelood ayaa xalay lagu qabtay hoyga dhaqanka ee Ugaaska Beelaha Sade, Waxaana heshiiskaan garwadeen ka ahaa Ugaas Maxamed Ugaas Axmed […]

rooble

Rooble oo caawa kulan la leh madaxda Galmudug, HirShabeelle iyo midowga musharaxiinta

28th April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan midowga musharaxiinta, si loo sii […]

mursal

Gudoonka Barlamaanka oo beeniyey inay Sabtida Xilka laga qaadayo Ra’iisalwasaare Rooble

28th April 2021 admin 0

Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa laysigu yeeray maalinta Sabtida ah oo Taariiqda tahay 01/ May/2021 si ay ugu codeeyaan Baaqyadii kasoo baxay Madaxwaynaayaasha Galmudug iyo Hirshabeele […]

Posts pagination

1 2 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes