Gudoonka Barlamaanka oo beeniyey inay Sabtida Xilka laga qaadayo Ra’iisalwasaare Rooble

mursal

Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa laysigu yeeray maalinta Sabtida ah oo Taariiqda tahay 01/ May/2021 si ay ugu codeeyaan Baaqyadii kasoo baxay Madaxwaynaayaasha Galmudug iyo Hirshabeele oo ay taageereen Madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya.

Hog’ayaha guud ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji buux ayaa sheegay Wararka baraha bulshada lagu baahiyey ee xil ka qaadista Ra’iisalwasaaraha in uu been yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.