Daawo:Maamul garoonka Diyaaradaha Caabuwaaq oo Beeniyey hadalkii madaxwayne kuxigeenka galmudug

caliciid

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Somali Club House ka sheegay inay Galmudug lacag dhan 200,000 Doolar ugu deeqday garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq si wax looga qabto Balaarinta Garoonka.

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq Cabdulqaadir faarax Cabdulle ayaa waxuu sheegay inaysan jirin lacag Galmudug ugu deeqday garoonka balse ay jirto lacagtii Ra’iisalwasaare Rooble ugu deeqay Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq markii yimid ee ahayd 200,000 kun doolar lasoo mariyey Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.