Degmada Buulo Barde oo lagu Qabtay Tartan Quraan

ramadan

Xaflad lagu maamuusayay Tartanka Qur’aan akhriska bisha Ramadan ayaa lagu qabtay degmada Buulo barde ee gobolka Hiiraan, Munaasabadaan oo lagu dhiiragalinaayey Ardayda iyo Macaaliinta ayaa waxaay ka dhacday Masjidkan Alnuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.