Daawo:Daadad Joojiyey isu socodka Bosaaso iyo Magaalooyinka kale

Daadad ka dhashay Roobab xoogleh oo ka da’ay gobolka Bari ayaa sababay in isku socodka gaadiidka magaalada Boosaaso iyo deegaanada hoos taga uu hakad ku yimaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.