Madaxwayne Kuxigeenka 1aad oo furay Qorshaha Horumarinta Jubbaland

sayid

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka daah furey qorshaha horumarinta Dowlad goboleedka Jubbaland ee 2021-2024.

Qorshahaan wuxuu ka kooban yahay Istaraatiijiyadda horumarinta ee wasaaradaha Jubbaland, afartii sanoba mar ayaa la dejiyaa kadibna wasaaradahu waxay galaan fulintiisa.Kulanka lagu soo bandhigay qorshaha horumarinta ayaa waxaa kasoo qayb galay golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland, Xildhibaano, Agaasimayayaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.