Daawo:Shariif Shiikh Ahmed oo ka hadlay Xaalada Muqdisho

sharif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in dagaaladii ka dhacay magaaladda Muqdisho ay ka dhalatay go’aankii golaha shacabka Soomaaliyeed ee 12 April ay mudo kordhinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.