Sawiro:Rooble oo ay waheliyaan Qoorqoor iyo Guudlaawe ayaa la shiray Ganacsatada

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kala hadlay ganacsatada in ay kaalintooda ka qaataan xoojinta xasiloonida caasimadda iyo caawinta dadkii ku barakacay rabshadihii dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.