Daawo:Gabar uu si xun u cunay Libaaxii Warancadde oo Cisbitaalka Hargeysa la tacaalayo

wararcade

Libaax uu lahaa Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo ka fakaday gurigiisa uu ku lee yahay Magaalada Hargaysa ayaa haweenay ku cunay Magaalada taas oo lagula tacaalayo Isbitaalka hargaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.