Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2016

Daawo: Dad ku Dhaawacmay Bananbax Ka dhacay Baladwane

27th March 2016 admin 6

Sadex qof baa ku dhaawacmay bananbaxyo ka dhacay Baladwayne markii madaxwayne Xasan shiiq sheegey inuu Beel beel ula kulmaya Beelaha taas oo ka careysiisey shacabka […]

Dhageyso: Xubinta Kalamaan ee loga Hadlo Siyaasada Somaliya Halka Ay Mareyso.

26th March 2016 admin 1

26=3=016 kusoo Dhawaada Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka dhageyso.

Dhageyso:Dibad bax looga soo horjeeday kooxda monitoring group oo ka dhacay daljirka Dahsoon

26th March 2016 admin 2

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday warbixinada ay ku weeraraan Madaxda iyo Ganacsada Dalka Guddiga la socodka Cunuqabateyn hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea, […]

Boqor Cabdalla”Turkiga Al-shabab ayuu Taageeraa”

26th March 2016 admin 2

Sida lagu qoray wakaaladda wararka u faafisa dalka Jordan boqorka wadankaas ee la yiraahdo Boqor C/llaahi ayaa ku eedeeyay xukuumadda ka jirta inay taageerto ururo […]

Dhageyso:Galmudug oo Dagaalkii Mudug ku dishay Sargaal Shabaab ah

26th March 2016 admin 2

Saraakiisha Maamulka Galmudug ee Dagaalka la galay Al-shabaab ayaa sheegay in Sargaal sare oo ka tirsan Shabaab islamarkaana Hogaaminayay dagaalkii ka dhacay Bariga Gobolka Mudug […]

Xog: Axmed Madobe oo Bari Hortagyo Barlamanka kana Codsan Donana in Waqti Dheeri ah loo Siiyo Magacaabista Golaha Wasiirada.

26th March 2016 admin 8

Maalinta Birito ah Waxa Lagu Wada in Golaha Wakiilada Maamulka jubland uu Hortago Hogaamiyaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe. Axmed Ayaa Barlamanka Maamulkasi Waxa uu Ka […]

Dhageyso: Xasan Xanafi Xaaji oo mar kale Dil Toogasho ah lagu Xukumay

26th March 2016 admin 0

Iyadoo Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ay 3-dii Bishaan Dil Toogasho ah ku xukun tahay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsan […]

Dhageyso:Banaanbax Rabshado wata oo ka Dhacay Magaalada Baledweyne

26th March 2016 admin 5

Banaanbax Rabshado ayaa hadda ka soconaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,waxaana Wararku ay sheegayaan in Dibadbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan […]

kenya

Kenya oo QM ka dalbatay hub ay kula dagaalanto Al-shabaab

26th March 2016 admin 2

Haweeneyda wasiirka gaashaandhiga ka ah dalka Kenya ee Raychelle Omamo ayaa sheegtay in ciidamadooda jooga Soomaaliya ay u baahan yihiin saanad ciidan si ay u […]

TOP News: Dibad bax lagu taageeraayo Degmanimada Buurdhuubo oo markale Maanta ka dhacay Gudaha Degmadaasi.

26th March 2016 admin 4

Degmada Buurdhuubo ee  Gobolka Gedo ayaa Maanta markale waxaa ka dhacay dibad baxyo balaaran oo lagu taageeraayo Degmanimada Loo aqoonsaday in ay tahay Degmadaasi. Dibad […]

XOG: Beesha Sade oo isku raacday in Janaraal Fartaag uu Noqdo Markale Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland.

26th March 2016 admin 9

Besha Sade oo xilli sanadeedkan saami ahaan u heshay Madaxweyne Kuxigewenka Jubaland kadib dagaalo badan oo ay u galeen in ay noqdaan Madaxweyne oo guuldareystay, […]

Daawo: Sawiro Dheraad ah oo ku saabsan Munaasabadii shalay lagu shaaciyay Heshiiskii Kismaayo.

26th March 2016 admin 5

Waxaa Shalay galinkii dambe qalinka lagu wada duugay heshiis dhexmaray siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Axmed Madoobe,kuwaas oo si iskumid ah u wada saxiixay heshiis ka […]

Daawo:Xildhibaano ayaa sheegay in ay Maxkamad la tiigsan doonaan Wasiirada

26th March 2016 admin 3

qaar kamid xildhibaanada dawlada federaalka soomaliya ayaa sheegay inay maxkamid la tiigsan doonaan Wasiirada dawlada gaar ahaan wasiirka arimaha Gudaha odawaa iyo kan warfaafinta Maareeye. […]

Daawo:Raysawasaaraha soomaliya ayaa Yimid Garoowe

26th March 2016 admin 4

Wafti uu hogaaminaayo raysawasaaraha Soomaliya Cumar C/rashiid cali Sharmaake ayaa lagu soo dhaweeyey garoowe waxaana garoonka kusoo dhaweyey madaxwayne kuxigeenka Puntalnd Camey. kadiban raysawasaarahu wuxuu […]

Daawo:Hotel laweeraray oo Qasaaro loo Gaystey

26th March 2016 admin 4

Hotelkaan ayaa marar badan lasoo weerarey dhibaatona loogaystey dhismaha iyo shaqaalaha Hotelka iyadoo ciidanamada amankauna wax talaabo ah ka qaban. Hotel Crown hargeysa ayaa ah […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes