Dhageyso:Galmudug oo Dagaalkii Mudug ku dishay Sargaal Shabaab ah

Saraakiisha Maamulka Galmudug ee Dagaalka la galay Al-shabaab ayaa sheegay in Sargaal sare oo ka tirsan Shabaab islamarkaana Hogaaminayay dagaalkii ka dhacay Bariga Gobolka Mudug ay Ciidamada galmudug qaarajiyeen.

Sargaalka oo Magaciisa lagu soo gaabiyay Gurey ayaa lagu dilay Dagaal ka dhacayTuulada Jiray ee Bariga Gobolka Mudug sida ay Xaqiijiyeen Saraakiisha Galmudug.

Dhanka kale Galmudug ayaa maanta soo bandhigtay  16 Maxaabiis Al-shabaab ah oo lagu qabtay Dagaalkii ay wada Galeen Ciidamada Galmudug iyo Shabaab.

14 ka mid ayaa lagu soo bandhigay  Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ,halka Labada kale lagu soo Bandhigay Aaga uu Dagaalku ka dhacay.

Al- shabab Ayaa Maalmo Ka Hor Waxa Ay Soo Gareen Degaano Ka tirsan G. mudug oo uu Ka arimeeyo Maamulka Gal mudug Kuwaas oo ay Ka Dhaceen Dagaalo Qarar.

Wali Waxaa ay Howal Galo Ka Soconayan Degaan  Ka Tirsan Mudug oo ay ku Dagalmeen Ciimada Mamulka Gal- mudug iyo Al- shabab.

Halkaan Ka Dhageyo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.